LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Waa maxay sababta saraakashiisa Real Madrid u daawan doonaan kulanka Juve Vs Tottenham

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Habeen dambe magaalada Turin waxaa ku wada cayaari doonaan kooxaha Juventus Vs Tottenham wareega 16-aad koobka horyaalada Yurub lugtiisa kowaad.

Waxaa la ogaaday in saraakiil ka socdaan laacibkii Real Madrid kulankan adag daawan doonaan ayagoo Spain kasoo safreen.

Madaxda Madrid waxay kulankan adag u daawanayaan inay ku kuur galaan shax cayaareedka iyo qaabka uu wax u maamulo macalin Mauricio Pochettino.

Tababare Mauricio Pochettino tan iyo markii 2014 loo dhiibay laacibkii Spurs wuxuu naadigan ka dhigan koox awood badan sanad walbana ka mid noqoto afarta naadi EPL ugu sareyso.

Madaxda Madrid ayaa la dhacsan hormarka uu sameenayo Mauricio Pochettino mana ahan wax la qarinaayo in macalinkaan la doonayo xagaaga dambe hogaanka Bernabue hadii uu isaga raali ka yahay.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII