LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Van Gaal oo xaqiijiyay in Schweinsteiger iyo Carrick ay seegi doonaan kulanka Liverpool

(Manchester) 15 Jan 2016 Tababaraha laacibkii Man United Louis Van Gaal ayaa xaqiijiyay in labadiisa laacibkii ee qadka dhexe ay ka maqnaan doonaan kulanka muhiimka ah ee Liverpool.

Man United ayaa axada u safri doonta garoonka laacibkii Liverpool ee Anfield kulan ka tirsan isbuuca 22 ee horyaalka ingiriiska.

Van Gaal oo ka hadlay dhaawaca Bastian Schweinsteiger iyo Michael Carrick ayaa yiri:

“Schweinsteiger wuxuu ku jiraa wadadii uu dib ugu soo laaban lahaa laacibkii, laakiin wuxuu u baahanyahay in la siiyo waqti nasiino ah”.

“Carrick waa dhaawac mana awoodo inuu ciyaaro kulanka Liverpool”.

Gool FM


Source: New feed

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII