LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

U gaar ah Man City: Tababare Guardiola iyo 5-cayaaryahan oo uu doonayo inuu soo iibsado

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kooxda Man City 100-dhibcood ayay ku qaaday Premier League wuxuuna tababare Pep Guardiola doonayaa inuu xili cayaareedka dambe awooda kooxdiisa sare usii qaado.

Sidaa darteed The Express ayaa ogaatay in Pep ku dhawaad 300-milyan oo pound suuqa Yurub ku qarash gareyn doono.

Guardiola hadafkiisa wuxuu yahay xili cayaareedka dambe Man City inuu u qaado koobka horyaalada Yurub.

City oo lacag ku filan heesato waxaa la helay 5-cayaaryahan oo Guardiola maamulka laacibkii u gudbiyay inay xagaagan usoo gacan galiyaan:

Sergio Busquets (Barcelona) waxaa lagu qiimeeyaa 65-milyan oo pound

Leon Bailey (Bayer Leverkusen) waxaa lagu qiimeeyaa 40-milyan oo pound

Jorginho (Napoli) waxaa lagu qiimeeyaa 40-milyan oo pound

Isco (Real Madrid) waxaa lagu qiimeeyaa 70-milyan oo pound

Riyad Mahrez (Leicester City) waxaa lagu qiimeeyaa 60-milyan oo pound.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII