LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Taageerayaasha Arsenal oo war farxad leh Aaron Ramsey ka hor kullanka Man City.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Laacibka khadka dhexe ee laacibkii Arsenal, Aaron Ramsey ayaa kusoo laabtay tababarka kooxdiisa, isagoo nal cagaaran u shiday Unai Emery inuu usoo xusho safkiisa kullanka furitaanka horyaalka Premier League-ga.

Laacibkan ayaa tababarka laacibkii kusoo laabtay xilli ay kullanka koowaad ee xilli ciyaareedka cusub ka hor tagi doonaan maalinta Axadda laacibkii Manchester City oo difaacaneysa horyaalka.

Kubbad qaabeeyaha reer Wales ayaa uu soo gaaray dhaawac dhanka Kubka ah intii uu ku jiray is kululeyntii kullankii ay Chelsea ku wajaheen ICC Cup.

27-jirkan oo galay sanadkii u dambeeyay ee qandaraaskiisa ayaa la filayaa inuu door muhiim ah ka qaato kullanka Axadda ay ciyaari doonaan iyo kullamada xiga ee horyaalka Ingiriiska.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII