LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

SUUQA LIVE LIVERPOOL: Jurgen Klopp oo runta ka sheegay inay soo qaadanayaan Daafaca Schalke

1

Macalinka Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay inay been tahay wararka sheegaya inay soo qaadanayaan daafaca Schalke Joel Matip.

Matip, ayaa heshiiskiisa wuxuu ku eg yahay bisha June, waxaana lala xiriirinayaa inuu si xor ugu soo dhaqaaqi lahaa garoonka Anfield.

Macalinka Reds-ka Klopp ayaa sheegay: “Waqti xaadirkaan ma jiro wax aan ka sheegi karo heshiis aan ku dhow nahay.

“Hadii aan heshiis gaarno anaga ayaa saxaafada u sheegeyna balse maaha wararka suuqa in la rumeysto.”ayuu yiri Klopp.


Source: laacibiin

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII