LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Stefan Kiessling oo sheegay in aalmiintada xaaskiisa uu ku cayaari jiray sir hadda la ogaaday!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Stefan Kiessling weeraryahankii hore naadiga Bayer Leverkusen mudo 12-sano ah ka tirsanaa (2006-218) ayaa wargeska The Bild u sheegay in xaaskiisa ay u mar jirtay tijaabada la qaado sida cayaartooyda jirkooda u diyaariyaan neef ahaan iyo aalmiinto ahaan!

Stefan Kiessling ayaa sheegay in xaaskiisa cayaaraha fudud ka qayb qaadato jir ahaana isaga in badan ka diyaarsan tahay sidaa darteed xili walbooo warbixin ku aadan sida tababar ahaan u diyaarsan yahay warbixin laga rabo xaaskiisa ayaa u mari jirtay tijaabaada caafimaad qab ee uu garoon ku gali karo!

Stefan Kiessling has revealed his unique method of making sure he passed pre-season testing

Stefan Kiessling xili cayaareedkii hore ayuu isaga fariistay cayaaraha haatana waa agaasime ku xigeenka naadiga Bayer Leverkusen wuxuuna ka mid ahaa cayaartooydii xulka Jarmalka kaga qayb galeen koobkii aduunka 2010 asigoo labo kulan cayaaray.

Kiessling also insisted that he had not been caught out: 'She did it so well that nobody noticed'

Stefan Kiessling oo haatan 34-jir ah wuxuu Leverkusen u dhaliyay 162-gool asigoo u cayaaray 444-kulan sidoo kalena xili cayaareedkii 2012/13 gool dhalinta Bundesliga ayuu ku guuleestay wuxuuna ku qaaday 25-gool sidoo kalena labo jeer ayuu ka mid noqday laacibkii Bundesliga ugu fiican xili cayaareedyada 2009–10 iyo 2012–13.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII