LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Sidee loo kala sarreeyaa gooldhalinta Champions League? – CR7 oo meel sare taagan & Messi oo aan ka muuqan 10-ka sare!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Caawa ayaa la ciyaaraya kulamada ugu horreeya lugta hore ee Wareegga 16-ka Koobka horyaalladda Yurub ee Champions League, waxaana halkaan idin kugu soo gudbinaynaa sida loo kala horreeya gooldhalinta Champions League.

Weeraryahanka laacibkii Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa haatan hoggaaminaya gooldhalinta tartankan xiisaha leh ee UEFA Champions League, waxaana uu halka ugu sarreysa ku fadhiyaa 9 gool, isagoo sidoo kale hal caawin ka sameeyey tartankan.

Xiddigaha kale ee Neymar, Firmino, Kane, Cavani iyo Ben Yedder ayaa ku wada jira kaalinta labaad ee kala sarreynta gooldhalinta koobka horyaalladda Yurub ee Champions League, waxaana ay wadaagaan min 6 gool.

Dhinaca kale Weeraryahanka laacibkii Barcelona ee Lionel Messi oo ah kan ugu goolasha badan horyaalka La Ligaha Spain ayaa laga waayey liiska 10-ka sare ee hoggaaminaya gooldhalinta Champions League, maadaama uu saddex goo loo qura dhaliyey, isla markaana caawiyey hal gool oo kale Koobka horyaalladda Yurub xilli ciyaareedkan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg sida loo kala hoggaaminayo Gooldhalinta Champions League xilli ciyaareedkan:-

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII