LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Shirkada qalabka Isboortiga ee Adidas oo shaaciyay in Kooxda Man United ay la soo wareegtay Paulo Dybala!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Lama oga inay rumoobi karto, laakiin shirkadda qalabka Isboortiga farsameysa ee Adidas ayaa shaacisay in laacibkii Manchester United ay la soo wareegtay Paulo Dybala.

Shirkadda Adidas waxa ay raacday wadadii ay horay u sameysay shirkadda ay suuqa ku xafiiltamaan ee Nike, taasoo horay u shaacisay inay Coutinho uu ku biirayo Barcelona dhacdayna.

Shikadda Nike waxa ay bishii December shaacisay in heshiiska uu Philippe Coutinho uu dhacday isla markaana ay diyaar tahay maaliyaddiisa, laakiin markaan shirkadda Adidas waxa ay shaacisay heshiiska Paulo Dybala uu ku imaanayo garoonka Old Trafford.

“Philippe Coutinho waxa uu diyaar u yahay inuu shido Camp Nou, dalbo maaliyadaada Barcelona ee 2017-18 oo uu dusha kaga qoray yahay magaca indho sarcaadiyaha. ku dhaqso – in si bilaash ah magac laguugu qoro waxa ay soconeysaa ilaa iyo 6-da Janaayo.” Sidaas ayey shirkadda Nike ku soo qortay website-keeda rasmiga ah inkastoo markii dambe la tirtiray.

Laakiin waxa uu ahaa qish weyn oo Coutinho waxa uu ku biiray si rasmi ah laacibkii Barcelona.

Markaan waa shirkadda Adidas oo qeybteeda UK iyagana waxay ku soo qoreen bartooda Twitter-ka:-

“Koox cusub, tartan cusub, ku soo dhowaaw Paulo Dybala Masraxa Riyada.”, laakiin durbadiiba waa la tirtiray walow aan la ogeyn sida ay arinkaan u rumoobi karto.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII