LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Shaxda Rasmiga Ee Real Madrid Vs Borussia Dortmund, Modric, Benzema iyo Marceo Oo Kaydka Ku Jira.

Real Madrid ayaa Santiago Benabeu ku soo dhawaynaysa laacibkii Borussia Dortmund iyada oo kulankan la ciyaarayo waqti lagu kala baxay groupka ay ka wada tirsan yihiin. Real Madrid ayaa si rasmi ah u xaqiijisatay kaalinta labaad ee groupkan halka Tottenham ay kaalinta kowaad ku soo baxday laakiin Borussia Dortmund oo intii aanu xili ciyaareedku bilaamin loo arkayay in ay groupkan ka soo baxayso ayaa heerka Groupyada kaga hadhay Champions Leaque.

Zidane ayaa goolkiisa ku soo bilaabay Keylor Navas waxaana afarta difaaca ah ku wada jira Nacho, Ramos, Varane iyo Theo halka khadka dhexe ay ku soo wada bilawdeen Casemiro, Kovacic iyo Isco waxaana weerarka ka wada ciyaari doona Cristiano Ronaldo, Lucas Vazguez iyo da’yarka Mayoral.

Luka Modric, Marcelo iyo Marco Asensio oo soo laabtay ayaa dhamaantood kaydka fadhiya halka Kroos la nasiyay.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

REAL MADRID: Navas, Nacho, Ramos, Varane, Theo, Casemiro, Kovacic, Isco, Ronaldo, Mayoral, Vazquez

KAYDKA: Casilla, Benzema, Modric, Marcelo, Llorente, Asensio, Ceballos.

DORTMUND:Burki; Subotic, Bartra, Sokratis, Schmelzer; Sahin, Dahoud; Pulisic, Kawaga, Guerreiro; Aubameyang

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII