LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Watford vs Liverpool – Mane, Salah & Firmino Oo Kusoo Bilowday.

Tababare Jurgen Klopp ayaa kusoo bilaabay shaxdii la saadaaliyay maanta wuxuuna doortay shax adag oo ugu yaraan uu aaminsan yahay inuu guul kaga gaari karo laacibkii Watford oo ay marti u yahiin.

Nathaniel Clyne ayaa laacibkii ka maqan waxaana booskiisa buuxinaya Arnold halka Moreno uu ku soo biloday booskiisa saxda ah, Coutinho waa seegay kulankaan waxaana booskiisa buuxinaya Emre Can halka Salah, Firmino iyo Mane ay si wadajir ah ugu soo bilowden.

Solanke ayaa diyaar inuu badal kusoo galo ciyaarta si la mid ah Origi, Milner, Gurijic iyo Klavan.

WATFORD:

Gomes (GK) (c); Janmaat, Kaboul, Britos, Holebas; Chalobah, Doucouré; Amrabat, Cleverley, Pereyra; Okaka

KEYDKA:

Pantilimon (GK), Prödl, Femenía, Watson, Capoue, Richarlison, Gray

LIVERPOOL:

Mignolet, Alexander-Arnold, Lovren, Matip, Moreno, Henderson, Can, Wijnaldum, Mane, Firmino, Salah

KEYDKA:

Karius, Klavan, Gomez, Milner, Grujic, Solanke, Origi

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII