LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Chelsea vs Burnley – Antonio Conte Oo Alvaro Morata Ka Doortay Jeremie Boga.

Antonio Conte ayaa aamini waayay Alvaro Morata, mar kale ayuuse kursiga keydka kusoo bilabay wuxuuna ka doorbiday Batshuayi iyo Boga. Pedro ayaa gabi ahaanba seegay kulankaan, waxaana keydka fadhiya Musonda.

Dhanka kale Moses ayaa ganaax kaga maqan Blues, halka Azpilicueta uu booskiisa buuxin doono, waxaana daafaca dhexe kusoo bilowday Antonio Rudiger.

CHELSEA:

Courtois, Rudiger, Luiz, Cahill, Azpilicueta, Kante, Fabregas, Alonso, Willian, Batshuayi, Boga.

KEYDKA:

Caballero, Christensen, Tomori, Kenedy, Scott, Musonda, Morata.

BURNLEY:

Heaton, Lowton, Tarkowski, Mee, Ward, Gudmundsson, Cork, Hendrick, Defour, Brady, Vokes.

KEYDKA:

Taylor, Arfield, Westwood, Walters, Pope, Long, Barnes

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII