LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Shakhtar Iyo Guardiola Oo Shaxdiisa Isbadalo Ku Sameeyay.

Manchester City oo hore ugu soo baxday wareega 16 ka kooxood ee Champions Leaque isla markaana kaalinta kowaad ee Groupkeeda xaqiijisatay ayaa la ciyaaraysa laacibkii Shaktar oo doonaysa in ay qayb ka noqoto kooxaha wareega 16 ka kooxood ee UCL laakiin Guardiola ayaa doonaya in kooxdiisu ay noqoto laacibkii kaliya ee xili ciyaareekdan guulo boqolkiiba boqol ah ku dhamaysata heerka Groupyada UCL.

Tababare Guardiola ayaan kulanka Manchester Derby u dhigan goolhayihiisa kowaad ee Ederson si la mid ah Jose Mourinho oo David De Gea xalay nasiyay wuxuuna sidoo kale Guardiola soo safay xidiga uu sida wayn u aaminsan yahay ee Fernandinho balse waxaa kulankan fursad helay da’yarka Foden, Yaya Toure, Gudugan iyo Bernardo Silva.

Leroy Sane iyo Gabriel Jesus ayaa safka weerarka Manchester City hogaaminaya iyada oo Aguero, Sterling, Walker iyo Otamendi ay kaydka fadhiyaan halka De Bruyne uu ganaax ku seegay kulankan halka David Silva uu dhibaato ka soo gaadhay kulankii West Ham uu la maqan yahay.

SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD:

Man City: Ederson, Danilo, Mangala, Adarabioyo, Fernandinho (c), Foden, Yaya Toure, Gundogan, Bernardo, Sane, G Jesus

Kaydka: Bravo, Walker, Sterling, Aguero, Otamendi, Duhaney, Diazs

Shakhatar: 

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII