LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Seria A: Lazio oo diiday in Caasimada Roma mar kale laga dabaal dago shan cisho gudahood.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Labadaaani caasimadba waxaa ay u dagalamayaan booska saddexaad ee kala sareynta horyaalka Seria A.

Giallorossi waxaa ay taariikh kusoo dhigtay Barcelona kulankii ugu dambeeyay ay ciyaartay dhamaan tartamada, sidoo kale Lazio ayaa isku celcelis ahaan 5-3 kaga soo baxday laacibkii RB Salzburg.

Roma waxaa ay weysay Diego Perotti iyo Gregoire Defrel, halka Alessandro Florenzi uu ka maqnaa ciyaarta balse waxaa ay ilaaliyeen shaxdooda kuwaasoo qaab ciyaareyd ah 3-4-2-1 kusoo galay garoonka.

isku dayo kala duwan ayey sameeyeen labada dhinac balse ciyaarta waxa ay kusoo idlaatay bar baro 0-0 ah oo ay isla dhaafi waayeen.

waa isku dhibco 61-dhibcood ayey isla leeyihiin min 32-kulan ay ciyaareen labada kooxoodba.

balse xaga gool dhalinta waxaa 9-gool sareysa Lazio, maadama ay 35-gool oo farqi ah usoo haray halka Roma ay 24-gool usoo hareyso markii farqiga goolasha laga dhaliyey laga jaro kuwa ay dhalisay.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII