LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina oo soo gaaray magaalada Barcelona – balse ma helin soo dhaweyn fiican.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina ayaa soo gaaray magaalada Barcelona walow uusan helin soo dhaweyn weyn sida xidigii ka horeyay ee Philippe Coutinho, balse waxaa arintaan loo sababeeyay mashquulka kooxdiisa.

Blaugrana waxey mashquul ku tahay kulanka Celta Vigo ee lugta labaad wareega 16-ka Copa del Rey, sidaas darteed si fiican la isuguma hawlin in lasoo dhaweeyo da’yarka reer Colombia ee maanta la xaqiijiyay arintiisa.

Barcelona waxey xaqiijisay iney maanta aduun dhan 11.8 Malyan oo Euro kula heshiiyeen kooxdiisa Palmeiras, isagoo noqon doona badalka saxda ah ee Javier Mascherano oo soo afjari doona noloshiisa Camp Nou inta lagu jiro bishaan.

Yerry Mina wuxuu kasoo duulay Sao Paulo, waxaana la socda adeerkiis Jair Mina kaas oo ah wakiilkiisa.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII