LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

SAWIRO: Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina oo la kulmay Messi & Suarez – ma qiyaasi kartid inta uu ka dheer yahay

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Saxiixa cusub ee Barcelona Yerry Mina ayaa soo gaaray galabta xerada tababarka laacibkii, balse qof walba wuxuu aad ula yaabay inta uu ka dheer yahay xidiga reer Argentina Lionel Messi iyo sidoo kale Luis Suarez.

Labada xidig ee reer Koonfurta America ayaa si fiican usoo dhaweeyay iyagoo xabadka galiyay xidigii hore Palmeiras kaas oo aduun dhan 11.8 Malyan oo Euro ku yimid garoonka Camp Nou.

Dhamaan waa la dhoola cadeeyay, waxeyna u muuqdeen wajiyo isku faraxsan, daafaca reer Colombia waa 1.95 Mitir, halka Messi uu yahay 1.7 Malyan oo Euro.

SAWIRADII UGU DAMBEEYAY:

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII