LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Sandro Ramirez Oo Rajeynaya Inuu Barcelona U Gacan Galiyo Horyaalka La Liga & Jamaahiirta Catalan Oo U Riyaaqay.

Waa sanadkii labaad oo xiriir ah oo lakala baxayo maalinta ugu dambeysa horyaalka La Liga, Real Madrid ayaana gacanta sare leh iyadoo kaliya u baahan 1-dhibic si ay u hanato horyaalka shan sano kadib.

Barcelona wax walba uguma xirna lugaheeda ee waxey rajadeeda kuxiran tahay laacibkii Malaga oo guul gaarta, balse xidigoodii hore Sandro Ramirez ayaa rajo fiican galiyay kadib markii uu saxaafadda la hadlay.

Sandro Ramirez wuxuu rajeynayaa inuu gool ka dhaliyo Real Madrid isla markaana La Liga gacanta u galiyo Barcelona.

“Waxaan rajeynayaa inaan gool dhaliyo horyaalkana siiyo Barcelona” ayuu u sheegay saxaafadda.

“Waxaan rajeynayaa iney ii noqoto maalin riyo”

“Waa inaan wax walba siiyo Barcelona, waxaan rajeynayaa iney dhacdo”

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII