LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Sadex ka mid ah ciyaartoyda Manchester City oo tababarka kusoo laabtay

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Sadex ka mid ah ciyaartoyda Manchester City ayaa kusoo laabtay tababarka laacibkii ka hor kulanka ay habeenka talaadada la ciyaari doonaan Basel kulan ka tirsan wareega 16-ka Champions League.

David Silva, Fabian Delph iyo Leroy Sane ayaa lagu arkay tababarka saakay, waxaana si weyn shaki loo galinayaa iney kasoo muuqan karaan kulanka St Jakob-Park.

Manchester Evening News ayaa shaaca ka qaaday in sadexda xidig ee muhiimka ah ay kusoo laabteen tababarka, balse looma maleynayo iney qeyb ka noqon karaan safarka Switzerland.

Leroy Sane wali uma dhawa inuu garoomada kusoo laabto maadaama u dhawaan dhaawac soo gaaray, dhanka kale Delph tan iyo 14-kii January kama soo muuqan kooxdiisa.

Dhinaca kale Aymeric Laporte ayaa shaki la galinayaa inuu safarka ka qeyb galaayo.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII