LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RASMI: Tababare Caan Ah Oo Laga Ceyriyay Premier League & Taageerayaal Badan Oo Ku Farxay

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Southampton ayaa ceyrisay tababare Mauricio Pellegrino ka dib markii uu qaab ciyaareed xun ka sameeyay laacibkii ka dhisan xeebaha Ingiriiska.

Guuldarro 3-0 ah oo kasoo gaartay Newcastle United ayaa keentay inay hal guul kaliya gaarto laacibkii Southampton 17kii kulan ee ugu dambeyay Premier League.

Waxay hal dhibic ka sareeyaan seddexda koox ee ugu hooseeya Premier League, iyadoo kaliya sideed kulan uu ka haray horyaalka.

kulanka soo socda waxay quarter-finalka FA Cup ku wajahayaaan Wigan Athletic ka hor safarka muhimka ah oo ay horyaaalka kula kulmayaan laacibkii kaalinta 16aad ee West Ham.

Southampton ayaa kaga mahadcelisay tababare Mauricio Pellegrino shaqadii uu qabtay mudadii uu ku sugnaa laacibkii, waxaana loo rajeeyay waqti wacan.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII