LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RASMI: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta Macallinka sanadka ee Premier League oo la shaaciyey

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Maamulka horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay in macallinka laacibkii Manchester City ee Pep Guardiola uu ku guuleystay macallinka ugu fiicnaa xilli ciyaareedka horyaalka Ingiriiska, iyadoo abaal-marintan ay ku tartamayeen lix tababare oo uu isagu ka mid ahaa.

Tababaraha reer Spain ayaa ee Guardiola ayaa xilli ciyaareed cajiib ah kaddib kooxdiisa Manchester City ku hoggaamiyey inay ku guuleysato Premier League 2017-18.

Kooxda Sky Blue ayaa ku dhammaysatay kaalinta koowaad ee horyaalka iyadoo Premier League ku qaaday 100-dhibcood, waxaana ay sidoo kale noqdeen ugu guulaha badnayd Premier Legaue iyo laacibkii dhalisay goolasha ugu badan oo waxa ay dhaliyeen 106 gool.

Pep Guardiola ayaa abaal-marintan macallinka ugu fiicnaa xilli ciyaareedka horyaalka Ingiriiska ku garaacay shanta tababare ee Jurgen Klopp (Liverpool), Sean Dyche (Burnley),  Rafael Benitez (Newcastle United), Roy Hodgson (Crystal Palace) iyo Chris Hughton (Brighton & Hove Albion).

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII