LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Rasmi: Spain Oo Tababare Cusub Loo Magacaabay Kaddib Markii La Eryey Julen Lopetegui

Agaasimaha ciyaaraha Spain Fernando Hierro ayaa xulka qaranka ku hoggaamin doona koobka aduunka.

Hierro, kaas oo qeyb ka ahaa laacibkii Spain ee tartanka Russia auaa loo magacaabay xilii laga eryey Julen Lopetegui maanta.

Julen Lopetegui waxaa laga cayriyey shaqada Spain kaddib markii ay salaasaddii Real Madrid xaqiijiyey in ay u magacawday xilla tabababare ee laacibkii kaddib is casiladdii Zinedine Zidane.

Julen Lopetegui waxaa isna la cayriyey laba maalin kahor kulanka kowaad ee La Roja ee ay koobka aduunka la dheeleyso Portugal oo ay ka wada tirsan yihiin Group B.

Hierro,kaas oo ku lug lahaa xulkii Spain ee koobka aduunka ku guuleystay 2010-kii  ayaa markan tijaabin dooonnaa dorkiisa tababarenimo.

50 jirka waxa uu gacan yare ugu noqday Carlo Ancelotti laacibkii Real Madrid 2014-kii halka uu soo leyliyey laacibkii reer Spain ee Real Oviedo ol’olihii 2016-17.

Xiriirka Kubadda Cagta Spain Oo Eryey Julen Lopetegui


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *