LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Rasmi: Macalin Maxi Allegri oo xaqiijiyay Dybala kulanka Spurs inuu seegayo iyo xidigaha Juve kulankan u matalayaan

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Tababaraha laacibkii Juventus Maxi Allegri ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xidigaha Juventus u matalayaan habeen dambe kulanka Tottenham koobka horyaalada Yurub wareegiisa 16-aad lugta kowaad.

Macalin Allegri ayaa xaqiijiyay in Paulo Dybala uusan kulankan adag ka qayb qaadan karin madaama cayaaryahankan uu kasoo kaban waayay dhaawaca uu dhawaanahan laacibkii kaga maqnaa.

Macalin Allegri ayaa sheegay inuu heesto xidigo muhiim ah oo booska Dybala buuxin karaan kulanka habeen dambe magaalada Turin ka dhacaayo.

Fadlan hoos kaga bogo cayaartooyda macalin Allegri usoo xushay Juve inay habeen dambe kulanka Tottenham u matalaan:

1 Buffon
2 De Sciglio
3 Chiellini
4 Benatia
5 Pjanic
6 Khedira
8 Marchisio
9 Higuaín
11 Douglas Costa
12 Alex Sandro
16 Pinsoglio
17 Mandzukic
22 Asamoah
23 Szczesny
24 Rugani
27 Sturaro
30 Bentancur
33 Bernardeschi
37 Muratore

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII