LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RASMI: Ings oo amaah ugu biiray Southampton!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ahaa xaqiijisay in weeraryahanka Danny Ings oo u amaah ugu wareegay laacibkii Southampton.

Reds ayaa shaacisay in xilli ciyaareedka soo aaddan uu amaah kaga ciyaari doono garoonka ST Mary’s isagoo si joogto ah ugu biiri doono marka la gaaro July 1-deeda, 2018.

Weeraryahanka reer England ayaa 2015 kasoo dhaqaaqay laacibkii Burnley isagoo keliya Liverpool u saftay 25-kullan, waxaana uu gool u dhaliyay keliya afar jeer.

Dhaawacyo kasoo gaaray jilibka ayaa hoos u dhigtay bandhiggiisa, taasoo kalliftay in Macallin Jurgen Klopp uu is dhaafiyo 26-jirkan daqiiqadahii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga horyaalka England.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII