LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Rasmi: Gareth Southgate Oo Magacaabay Safka England Ee Koobka Aduunka Xilli Uu Ka Reebay Joe Hart Iyo Jack Wilshere

Tababaraha England Gareth Southgate waxa uu magacaabay safkiisa Koobka aduunka isaga oo ka reebay Jack Wilshere iyo  Joe Hart.

Wilshere waxaa la qabaa in loo reeay dhaawac jilibka uu qabo darted.

26 jirka ma uusan dheelin labadii kulan ee Arsenal ugu dambeeyey dhaawac dartiis waxaana la qabaa in Southgate diiday halis in uu u bareero.

Dhinaca kale waxaa la reebay goolhayihii dookha kowaad ee England tartankii ugu dambeeyey ee rasmiga ahaa, Joe Hart kaddib markii ay West Ham u noqotay horyaalka heerka labaad.

Hart waxaa booskiisii joogta ahaa ee West Ham ka qaaday Adrian bartamihii ol’olahan.

Jordan Pickford, Nick Pope and Jack Butland ayaa ku loolammi doona booska kowaad ee safka Southgate ee koobka aduunka Russia.

Goolhayeyaal: Jordan Pickford (Everton), Jack Butland (Stoke), Nick Pope (Burnley)

Daafacyada: Trent Alexander-Arnold (Liverpool), Kyle Walker, Kieran Trippier, Danny Rose (all Tottenham), Harry Maguire (Leicester), Phil Jones (Man Utd), John Stones (Man City), Gary Cahill (Chelsea)

Khad Dhexe: Jordan Henderson, (Liverpool), Eric Dier, Dele Alli (both Tottenham), Jesse Lingard, Ashley Young (both Man Utd), Fabian Delph (Man City), Ruben Loftus-Cheek (Chelsea),

Weeraryahanno: Raheem Sterling (Man City), Jamie Vardy (Leicester), Harry Kane (Tottenham), Marcus Rashford (Man Utd), Danny Welbeck (Arsenal). Standby: Tom Heaton Heaton, James Tarkowski (both Burnley), Lewis Cook (Bournemouth), Adam Lallana (Liverpool), Jake Livermore (WBA).


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII