LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Premier League: Wax Ka Ogoow Xaqiiqooyin Muhiim Ah Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Chelsea Vs Cardiff City.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kulankan ayaa ah mid kale oo ay doonayso laacibkii macallin Sarri in ay guul kale gaarto sinay u joogteeso bandhigeedan wacan ee ku bilaabatay ololahan.

Chelsea oo guulaysatay dhammaan kulamadii ay ka ciyaartay Premier League ayaa asbuucan kanhortagi doonta Cardiff City.

Haddaba halkan ayaan kuugu soo gudbin doonnaa xaqiiqooyin kusaabsan kulankan.

Todobaadka 5-aad EPL: Chelsea Vs Cardiff Sabti 15 Sep, 5:00 galabnimo xiliga geeska Afrika).

Pedro ayaa isku diyaarinayo inuu kulankiisa 100-aad EPL cayaaro waxaana xusid mudan 3-gool inuu dhaliyay 4-kulan ugu dambeesay EPL marka shabaqa inuu soo taabto u badi.

Pedro xili cayaareedkii hore 26-kulan uu cayaaray EPL wuxuu dhaliyay 3-gool halka xili cayaareedkan 3-gool afar kulan ku dhaliyay waa sameynta Sarri-ball.

Chelsea 3-kulan ee ugu dambeesay Cardiff la cayaartay dhamaan tartamada kala duwan wey guuleesaneesay.

Sadaashada kulankan:
Chelsea 3-0 Cardiff (BBC)
Chelsea 3-0 Cardiff (WhoScorred)
Chelsea 2-0 Cardiff (Gool.Net).

QALINKII: USTAAD ZAKARIE ABDI.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII