LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Pep Guardiola waa macalinkii ugu horeeyay ee Spain ah kaasi oo EPL ku guuleesto

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Pep Guardiola ayaa laacibkii Man City u qaaday Premier League xili cayaareedkan 2017/18 ayagoo horyaalkan hanteen xili 5-kulan ay harsan tahay.

Guardiola wuxuu noqday maclinkii ugu horeeyay ee Spain ah kaasi oo Premier League naadi u qaado waana rikoor cusub ee uu soo kordhiyay macalinkan guusha u saaxiibka ah.

Xitaa haddii taariikhda horyaalka Ingiriiska oo dhan dib loogu laabto wixii ka xageeyo 1993 marka EPL loo bixiyay ma jirin macalin Spain ah oo horyaalka heerka kowaad Ingiriiska qaaday.

Guardiola waa macalin horyaal asigoo Bayern Munich sedex horyaal xariir ah u qaaday halka sidoo kalena Barcelona wuxuu u qaaday sedex horyaal oo xariir ah.

47-jirkaan si awood ku dheehan ayuu Man City horyaal ugu qaaday waxaana haatan bilaabatay in laga doodo awooda kooxdiisa EPL ku qabsatay inuu sii wadi karo iyo in kale.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII