LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Pep Guardiola oo doonaya dib in ay u midoowaan Thiago Alcantara & Qiimaha uu ku doonaya oo la ogaaday.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Pep Guardiola ayaa doonaya in ay dib u midoowaan xiddiga laacibkii Bayern Munich iyo xulka spain ee Thiago Alcantara, kaasoo maamulka laacibkii ay awoodooda badan ku weeci doonaan suuqa kala iibsiga xilli ciyaareydka soo aadan.

Qiimo gaaraya £50m ayuu ku doonaya xiddigan reer Brazil macalinka wacdaraha ka dhigaya horyaalka EPL ee Pep Guardiola.

Guardiola hore ayuu usoo maamulay Thiago xiligii Barcelona iyo Bayern Munich, waxaana uu doonaya “Xavi cusub” qadka dhaxe ee city inuu ka garab ciyaarsiiyo David Silva, Fernandinho iyo  Yaya Toure ayuuna rabaa inkastoo kuwaani uu kalsooni badan uusan ku qabin.

Macalinka City mar silva uu wax ka shegayey wuxuu yiri “xilli ciyaareydka xiga, David laga yabe inuu kulan walba ciyaarin, taasi ayaana u sabab ah wax kasta”

Waxaa uu lasoo saxiixday Thiago asigoo Munich jooga sanadkii 2013-ka, xilli xiddigan baahi weyn ay u qabeen Manchester United.

Thiago waxaa uu dhashay sanadii 1994-tii waana Brazillian hadii xirfadiisa uu sare u qaado xiddigan waxaa suurta gal ah inuu booska kala baxo Toure, kaasoo xilli ciyaareydkan markii uu dhamaado qandraaskiisa dhici doono.

Qandaraaskiisa laacibkii Bayern waxaa uu dhici doonaa 2021, sidoo kale waxaa uu qeyb ka yahay xiddigaha wacdaraha ka dhigaya sanadkan tartanka champions leaguemadama todobaadki lasoo dhaafay xiddigan uu ciyaarayey.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII