LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Ousmane Dembele oo shaaca ka qaaday arin sir ah & mudada uu ku sugnaan doono Camp Nou oo la ogaaday

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ernesto Valverde waxaa uu doortay kursiga keydka inuu kaga soo tago kulankii sabtida Ousmane Dembele, balse xiddigan ayaa go’aansaday wax ka badan hal sano inuu kooxd abaaqi kusii ahaado.

Barca waxaa ay sameysay taariikhda xiddiga ugu qaalisan ee horyaalka Ligue 1 in ay ka iibiso xiddigeeda hore ee Neymar, durba waxaa ay lasoo saxiixatay Dembele kaasoo mudooyinka horeba dhaawacyo ay soo wajaheen.

“meel uma socdo hal xilli ciyaareyd ka bada ayana joogi doona, waxaan Barcelona u saxiixay shan sano oo heshiis ah, waxaan halkaan ku sugnaan doonaa muddo dheer” ayuu u sheegay Mar uu wareysi siinayey Telefoot.

20-sano jirkan waxaa uu fursad u heystay inuu ku biiro laacibkii Real Madrid sidoo kale Chelsea ayaa la dhacsan wacdaraha uu ku dhigay tartanka champions league kulamadii ay is wajaheen.

“haatan kuma sugni xaaldeyda ugu wanaagsan, marba matka ka dambeysa waan soo kaban doonaa, waxaan u shaqeyn doonaa sida ugu wanaagsan una tawabaran doonaa, sababtoo ah daalkeyga ayaa badan” ayuu kusii daray Dembelle.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII