LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

“Ninkii haysta aroosad qurux badan ma ahan inuu fiiriyo aroosad kale” – Wakiilka Lewandowski!

(Munich) 15 Jan 2016 Wakiilka weerar yahanka laacibkii Bayern Munich Lewandowski ayaa ka xun in laacibkii reer German lala xiriiriyo gool dhaliyaha laacibkii Napoli ee Gonzalo Higuain.

Wakiilka Lewandowski ayaa tusaale cajiib ah u soo qaatay wararka Higuain la xiriirinaya Bayern Munich wuxuuna sheegay in nin haysta naag qurxoon aysan haboonayn inuu fiiriyo naagaha kale.

Qaar ka mid ah saxaafada ayaa qoraya in Lewandowski uu ku biiri doono laacibkii Real Madrid isla markaana Bayern ay soo qaadan doono Gonzalo Higuain.

“Ninkii haysta aroosad qurux badan ma haboona inuu fiiriyo gabdhaha kale ee arooska ah” ayuu yiri wakiilka Lewandowski oo la hadlay wargayska Bild.

Warka wakiilka Lewandowski ayaa ku soo beegmaya xili madaxwaynaha Bayern uu xaqiijiyay inay doonayaan Higuain balse Napoli aysan diyaar u ahayn inay iska iibiso.

Gool FM


Source: New feed

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII