LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Neymer Jr Oo Ka Hadlay Haddii Uu Mustaqbalka U Dhaqaaqi Karo Premier League.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Weeraryahanka heerka caalami ee reer Brazil ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in uu isaga dhaqaaqayo kooxdiisa Paris Saint Germain.

Neymer Jr oo lacagtii ugu qaalisanayd ee ciyaaryahan lagu biibsado taariikhda kubadda cagta aya doonaya in uu isaga dhaqaaqo horyaalka France.

Weeraryahankan heerka caalami ee reer France ayaa la hadal hayay in uu dib ugu laaban karo kooxdiisi hore ee Barcelona.

Dhanka kale Neymer Jr ayaa sidoo kale xiisa ka helayay laacibkii uu maamulo tababare Pep Guardiola taas oo diyaar u ah in ay bixiso lacagta lagu burburin karo heshiiksa xidiga.

Si kastaba ha ahaatee, hilinka Sky Sports ayaa shaaca ka qaaday in uu Neymer Jr irdaha u furay u dhaqaaqista Premier League, isaga oo tilmaamay in uu waqti kamid ah xirafaddiisa ka ciyaari dooni horyaalka ugu xiisaha badan.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII