LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muxuu Sergio Ramos ka yiri markii xiriirka Spain ee shaqada ka ceriyeen Lopetegui?

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Tan iyo markii Real Madrid ku dhawaaqday in Julen Lopetegui uu yahay macallinkooda xiga ka dib Zinedine Zidane, waxaa lasii fahansanaa in xulka qaranka ee Spain ay shaqada ka ceyrin doonaan 41-jirkan.

Xiriirka kubadda cagta ee Spain ayaa ku dhawaqay inay ka ceyriyeen shaqada tababarennimo ee La Roja iyagoo Fernando Hierro ka dhigay midkooda maamuli doona koobka adduunka.

Sergio Ramos, Andres Iniesta iyo Gerard Pique ayaa ah ciyaartoyda ugu madaxa fiiqan xulka qaranka ee Spanish-ka, waxaana kabtanka Real Madrid uu bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku taageerayo.

Difaacan 31-jirka ah ayaa soo dhigay qoraalkan: “Waxaan nahay kuwa lasoo doortay, waxaan wada matalaynaa hal qaran, masuuliyadda adiga ayay kuu ahaatay, shalay, maanta iyo berri, wada jir”.

Post-ga uu soo dhigay Twitter-kiisa ayaa waxa uu si aad ah ugu taageeray macallinkiisii hore ee Spain iyo macallinkiisa cusub ee Real Madrid Julen Lopetegui.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII