LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muxuu Cristiano Ronaldo ka yiri inuu markiisii shanaad ku guuleystay abaal-marinta Goal50?

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kaddib markii uu Weeraryahanka laacibkii Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ku guuleystay markiisii shanaad abaal-marinta Goal50, waxana uu ka hadlay hanashada abaal-marintaas.

Cristiano Ronaldo ayay shabadda Goal u aqooqsatay inuu yahay xiddigii ugu fiicnaa Adduunka xilli ciyaareedkii hore ee 2016-17.

Kabtanka Portugal ee Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuu si weyn ugu faraxsan yahay inuu markale ku guulaysto abaal-marintaan, wuxuuna u mahadceliyay dhammaan intii u codeysay, isagoo hanashada abaal-marintan ka hadlayeyna waxa uu yiri.

“Waxaa farxad ii ah inaan makale hanto abaal-marintaan, waxaan jeclahay inaan u mahadceliyo dhammaan intii ii codaysay, waxaana ugu horreeya asxaabteyda laacibkii iyo shaqaalaha Real Madrid kuwaas oo la’aantood aysan ii suurogali lahayn inaan ku guulaysto”

“Marwalba waxaan tilaab u qaadaa sidii aan ugu jiri lahaa heer wanaagsan, mararka qaar wax walba ma noqdaan sida aan jecelnahay, laakiin tijaabada ayaa i bartay inay waajib nagu tahay inaan wadno shaqada dhabta ah si aan u gaarno hadafkeenna”.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII