LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal:Goormaa Ugu Dambaysay Goolal Sidan Oo Kale Ah Oo Uu Dhaliyo, Daawo Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Ronaldo Ka Dhaliyay Borussia Dortmund

Cristiano Ronaldo ayaa wali sii wada gool dhalintii cajiibka ahayd ee uu waday tartanka champions league isaga oo gool cajiib ah ka dhaliyay laacibkii Borussia Dortmund.

Ronaldo oo aan goolal badan dhalin horyaalka ilaa haatan ayaa gool qurux badan ka dhaliyay laacibkii Borussia Dortmund kulan ka tirsan champions league.

Kabtanka reer Portugal ayaa gool gantaal ah oo uu ka laagay meel ka baxsan dilinta ganaaxa ka dhaliyay laacibkii reer Germany ee Borussia Dortmund Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII