LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal: Yaa Kuu Baahan Pogba!!! Bale,Kroos,Isco & Shaxda Dabka Ah Ee Uu Zidane Ku Soo Gali Karo Hadii Uu Tababare U Noqdo United

Tababarihii hore ee laacibkii Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa shaqada laacibkii Man United iyo in ka badali doono shaqada tababaraha cadaadisku saaran yahay ee Jose Mourinho.

Taababraha reer France ayaa wakhti fiican ku soo qaatay Real Madrid isaga oo kula guulaystay 3 champions League oo xiriir ah ka hor intii uuna ka tagin laacibkii.

Zidane ayaa si weyn loola xiriirinayaa Red Devils xilli ay saxaafadu bilowday shaxda laga yaabo in uu Zidane ku soo galo hadii uu tababare u noqdo laacibkii Man United Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII