LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal; Waali Cas Daawo Qaabka Ay Xiddigaha Arsenal isugu Diyaarinayaan Kulanka Man City, Ilaa Adiga Ayaa Fajacay Waxa Dhacay

Xiddigaha Arsenal ayaa si La Yaab leh isugu diyaarinaya Kulanka ay Axada la ciyaari laacibkii Man city kadib muuqaal la yaab leh oo laga helay garoonka tababarka Arsenal.

Gunners ayaa Axada kulan Adag la ciyaari doonta laacibkii Man city kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Xiddigaha Arsenal ayay tababarka kaga yaabsadeen dad loo yaqaano flashmob of Rwandan drummers oo tababarka dhexdiisa qoob ka ciyaar cajiib ah ku soo bandhigay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *