LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal Waali Ah: Daawo Qaabkii Waalida Ahayd Ee Xiddigaha Brazil Philippe Coutinho Ugu Hambalyeeyeen Dhalashadiisii 26-aad

Xiddiga xulka qaranka Brazil iyo laacibkii Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa u dabaal degay dhalashidiisii 26-aad isaga oo ku sugan xulka qaranka Brazil.

Xilli uu xiddigu ku jiro tababarka xulkiisa xiddigaha ay isku xulka yihiin ayaa go,aansaday in ay si la yaab leh ugu hambalyeeyaan xiddiga dhalashadiisa.

Isaga oo iska fadhiya ayay xiddigaha ay ugu horeeyaan Neymar iyo Willian madaxa kaga jabiyeen beed ama ukun iyada oo markii dambe xiddigaha kale ku biireen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *