LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal Waali Ah: Daawo Jose Mourinho Dhibaato Gaadhsiin Gaadhay Taageere Man United Ah & Tababaraha Oo Ugu Dambayn Ka Raali Galiyay Taageeraha Ficilkiisa

Tababaraha Kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa khatar galiyay taageero da,yar ah kadib markii uu laagay gidaarkii u dhexeeyay isaga iyo taageeraha intii uu socday kulankii ay Man United bar-baraha 2/2 ah la gashay laacibkii Arsenal.

Laakiin Jose Mourinho ayaa la arkay isaga oo wiilka yar ka raali galinaya wixii uu sameeyay intii ay socotay ciyaartii ka dhacay Old Trafford kana tirsanaa premier League.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa sidii ay wax u dheceen iyo Jose Mourinho oo taageeraha da,yarka ah ka raali galinaya Ficilkiisa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII