LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal: Hadii Aad Aragtay Davi De Gea Oo Sameeya Badbaadino Waali Ah Bal Daawo Labadii Badbaadin Ee Xiriirka Ahaa Ee Uu Sameeyay Goolhayaha City Ee Ederson,Naftiisa Ayuu Huray

Goolhayaha laacibkii Man city ee Ederson ayaa kulankii Manchester Derby sameeyay badbaadin waali ah oo waliba laba jeer ah intii ay socotay kulankii xiisaha ahaa ee Manchester Derby.

Goolhayaha ayaa laba kubadood oo halis ah ka badbaadiyay xiddigaha Rome Lukaku iyo Juan Mata kuwaas oo laba laag oo halis ah ku laagay goolkiisa laakiin uu si cajiib ah u difaacay.

Xitaa Ederson ayuu naqasku ku dhagi gaaray maadama kubadii Juan Mata ee dambe oo ahayd mid xoogan ay cunaha kaga dhacday Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII