LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal Cajiib Ah: Daawo Qaabkii Cajiibka Ahaa Ee Ay Arsenal U Dhistay Goolkii 2-aad Ee Ka Dhalisay Chelsea Horyaalka Xilli Ciyaareedkan, Imisa Xiddig Ayaa Taabtay Kubada Ka Hor Inta Uuna Goolku Dhalan?

Saamaynta tababare Unai Emery ee laacibkii Arsenal ayaa inyar-inyar uga soo muuqanaysa laacibkii Arsenal iyada oo qayb ka mid ah la arkay kulankii ay Arsenal guuldarada 3/2 ah kala kulantay laacibkii Chelsea.

Inkasta oo ay Gunners guuldaro kala kulantay kulankii ugu horeeyay ee ay xilli ciyaareedkan la ciyaarto laacibkii ay ku xafiiltamaan magaalada London hadana Gunners ayaa wax cajiib ah ka samaysay kulankaas.

Ka Hor intii uuna Iwobi dhalin goolka 2-aad ee Gunners 19 baas ayay xiddigaha Arsenal isku soo dhiibeen taas oo noqotay mid cajiib ah oo aad loola dhacay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *