LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Muuqaal Cajiib Ah: Daawo Daafaca Kooxda Juventus Ee Daniele Rugani Oo Keenay Wado Cristiano Ronaldo Looga Joojin Karo In Uu Goolal Dhaliyo, Farsamo Cajiib Ah Ayuu Keenay.

Xiddigaha Kooxda Juventus ayaa la qabsanaya ka hor tagista Xiddiga Cristiano Ronaldo Maalin kasta inta lagu jiro tababarka laacibkii.

Daafaca laacibkii Juventus ee Daniele Rugani ayaa u muuqda mid ugu dambayn helay farsamo ama qaab Cristiano Ronaldo looga hor istaagi karo in uu Gool dhaliyo.

Intii lagu guda jiray tababarkii laacibkii ayuu Cristaino Ronaldo kubad ku helay shabaqa hortiisa laakiin Rugani ayaan Is Dhibin isaga oo shabaqa ka jeediyay Ronaldo si uuna Goolka u dhalin Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *