LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Musharraxiinta Goolhayaha, Difaaca, Dhexda iyo Weeraryahanka ugu fiican Champions League-ga xilli ciyaareekii lasoo dhaafay.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Boos walba oo garoonka ka mid ah ayaa ay UEFA u dooran doontaa midka ugu wanaagsan booska xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.

Real Madrid ayaa goolhayaha, difaaca, dhexda iyo weerarka intoodaba ku leh ciyaartoy u tartameysa walow Cristiano Ronaldo uu ku biiray xagaagan Juventus.

Haddaba UEFA ayaa ku dhawaaqi doonta guuleystayaasha musharraxiintan ka midka ah marka la gaaro bisha August 30-keeda xilligaas oo la sameyn isku aadka wareegga Group-yada Champions League-ga.

Haddaba waa kan liiska musharraxiinta oo dhammeystiran.

Goolhayeyaal: Alisson Becker (Roma, haddase Liverpool), Gianluigi Buffon (Juventus, haddase PSG), Keylor Navas (Real Madrid)

Difaacyo: Marcelo (Real Madrid), Sergio Ramos (Real Madrid), Raphael Varane (Real Madrid)

Khad dhexe: Kevin De Bruyne (Manchester City), Toni Kroos (Real Madrid), Luka Modric (Real Madrid)

Weeraryahanno: Lionel Messi (Barcelona), Cristiano Ronaldo (Real Madrid, haddase Juventus), Mohamed Salah (Liverpool).

Boos walbo oo ka mid ah boosaskan ayaa hal ciyaaryahan loo dooran doonaa dhammaadka bishan iyadoo lagu qiimeynayo xillo ciyaareedkii lasoo dhaafay waxa ay ka sameeyeen tartanka Champions League-ga.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII