LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Mesut Ozil oo doonayo inuu lambarka Arsenal iska badalo mar haddii Wilshere baxay

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Jack Wilshere ayaa dhawaan si rasmi ah shaaca kaga qaaday inuu soo idleeyay waayihiisii cayaareed ee Arsenal kaasi oo mudo dheer ku xeen daabnaa kadib markii qandaraaska uu ka dhamaaday.

Haatan Mesut Ozil ayaa doonayo inuu lambarka 10-aad ee Wilshere ka tagay qaato madaama uu lambarkan in mudo ah doon doonayay.

Ozil waa mid Gunners mudo dheer lasii joogi doono madaama uu xili cayaareedkii hore qaybihiisa dambe saxiixay heshiis waqtigiisa dheer yahay.

Ozil ayaa dhinaca kala sheegay inuu sugi weesan yahay la shaqeynta macalin Unai Emrey oo shaqada Arsene Wenger kala wareegay.

Wuxuuna Ozil ka dhawaajiyay in Emrey inuu yahay macalin qabiir ah sidoo kalena Arsenal guulo dheeraad ah gaarsiin karo.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII