LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Maxay madaxda Manchester United ku canaanteen Jose Mourinho!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Madaxda laacibkii Manchester United ayaa canaan kulul u jeediyay macallinkooda Jose Mourinho iyagoo u sheegay inuu wax ka bedelo siyaasaddiisa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Xagaagan ayay United ku fashilantay inay sameyso dhowr saxiix taasoo ka careysiisay madaxda laacibkii.

Fred, Diego Dalot iyo Lee Grant oo keliya ayay United gacanta kusoo dhigtay halka ay ku hungowday saxiixyada Yerry Mina iyo Leonardo Bonucci.

Red Devils madaxdooda ayaa macallinka reer Portugal u sheegay inaysan lacag badan ku bixin doonin ciyaartoy qaarkood ay da’ yihiin, maadaama suuqyadii dhowaa ay kooxdu lasoo saxiixatay Alexis Sanchez iyo Zalatan Ibrahimovic.

Ed Woordward ayaa ka hor istaagay Jose inuu iibiyo xiddigaha kala ah Paul Pogba iyo Anthony Martial.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII