LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Manchester United Oo Labo Qorsho U Diyaarisay Lasoo Wareegitaanka Ronaldo!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

SKOPJE, MACEDONIA – AUGUST 08: Cristiano Ronaldo (L) of Real Madrid shakes hands with head coach Jose Mourinho of Manchester United after the UEFA Super Cup match between Real Madrid and Manchester United at Philip II Arena on August 8, 2017 in Skopje, Macedonia. (Photo by Angel Martinez/Real Madrid via Getty Images)

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa weli ka quusan inay dib ugu soo celiso Cristiano Ronaldo garoonka Old Trafford.

Red Devils ayaa diyaarisay laba qorsho oo ay Ronaldo kaga soo qaadan doonaan laacibkii Real Madrid.

Jose Mourinho iyo Paul Pogba ayaa uu ka dhaxeeyaa xiriir aan sidaas u wanaagsaneyn, waxaana macquul ah in laacibka khadka dhexe kaasoo jaceyl ka heysta Zinedine Zidane ay ka qayb dhigto heshiiska ay ku doonayaan CR 7 oo ay dheeri u tahay Los Blancos £43m.

Haddii uu qorshahaas ku fashilmo Jose, Red Devils ayaa £142m ku dalban doonto xiddiggoodii hore si ay markale uga ciyaarsiin horyaalka Premier League-ga.

Cristian Ronaldo ayaa Manchester United kusoo biiray 2003, waxa uuna ka mid ahaa Red Devils illaa2009, isagoo ugu dambeyn ka mid noqday Real Madrid.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII