LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Manchester United Oo 30-Malyan Ku Soo Iibsanaysa Everton.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

laacibkii kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay isha Laraacayso saxiixa weeraryahanka laacibkii Gremio Everton Soares.

Sida ay baahisay shabakadda ESPN FC Red Devils ayaa kormeerayaal u dirtay koonfurta America, si ay usoo daawadaan qaab ciyaareedka weeraryahanka.

Soares oo lagu qiimeeyo adduun lacageed dhan 30-malyan oo gani, ayaa sidoo kale lala xiriirnaya in uu dhaqaaqi karo laacibkii ay United xifaaltamaan ee Manchester City.

22-jirkan reer Brazil ayaa qaab ciyaareed ahaan lamid ah Antony Martial isaga oo ka ciyaari garabka bidix iyo weerarka dhexe, xidigan ayaana kulankiisi ugu horeeyay ee xulka Brazil saftay bishii September ee sannaddan.

Weeraryahankan ayaana la aaminsanyahay in uu kooxdiisa Gremio kaga dhaqaaqi karo adduun dhan 30-malyan oo gani maadaama uu heshiis cusub kooxdiisa u saxiixay bishii August.

Everton ayaa ku lug yeeshay 17-gool kadib 35-kulan uu saftay dhammaan tartamada sannadan 2018.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII