LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Madaxwayne Florentino Prez Oo Aqbalay In Modric Ka Tago Real Madrid – Yaa Qaadan Kara Arsenal & Liverpool?

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Madaxwaynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa haatan ogolaaday inuu Luka Modric ka tago laacibkii dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Florentino ayaa ka soo horjeesatay in halyeeygaan loo ogolaado, heshiis uu kula sii joogayo xili ciyaareed kale laacibkii.

Shabakadda Don Balon ayaa sheegtay in madaxweynaha Real Madrid haatan uu go’aansaday inuu fasaxo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Croatia.

33 jirkaan Modric wuxuu dareensan yahay inuu soo idlaaday waqtigiisii caasimada Spain islamarkaana uu u baahan yahay inuu helo laacibkii cusub.

Modric ayaa lagu soo waramayaa inuu ku laaban karo Premier League, iyadoo kooxdiisii hore ee Tottenham ay dooneyso inay dib usoo ceshato.

Arsenal iyo Liverpool ayaa sidoo kale weydiistay Real Madrid in loo sheego qiimo lagu heli karo ciyaaryahanka khadka dhaxe.

Florentino ayaa doonaya 60 milyan oo gini haddii Modric ka tagayo kooxdiisa dhamaadka xili ciyaareedkaan.

Dhanka kale, ciyaaryahanka ayaa haatan ku faraxsan inuu ku biiro Liverpool oo tartanka ugu jirta ku guuleysiga Champions League.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII