LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Maamulka Spain oo shaqada ka ceyrin doona Julen Lopetegui – hal maalin ka hor bilaabasahda koobka aduunka.Maamulka Spain oo shaqada ka ceyrin doona Julen Lopetegui – hal maalin ka hor bilaabasahda koobka aduunka.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Spain ayaa lasoo warinayaa in maalin ka hor bilaabshada koobka aduubka ay shaqada ka ceyrin doonaan Julen Lopetegui.

Julen Lopetegui shalay waxaa uu aqbalay inuu macalinka cusub ee Real Madrid noqon doono kaasoo badalka Zidane oo 13-jeer champions league in ay ku guleystaan ka dambeeyay ka dib markii uu koobka aduunka uu dhamaado.

Si kastaba maamulka Spain iyo madaxweynaha csuub Luis Rubiales ayaa la fahansanyahay in ay qorsheenayaa xaalada Lopetegui, in ay soo gaba gabeeyaan kaasoo u duulay Moscow si uu hogaamiye ugu noqdo spain.

The Independent ayaa laga soo warinayaa in macalink la abdali doono iyadoona manta shir jaraaid u qaban doono saxaafadda kuna cadeyn doono booska Lopetegui.

53-sano jirkaan ayaa ilaa haatan laga adkaan tan iyo markii Euro 2016 uu soo idlaaday, La Roja ayaa ah kuwa ugu cad cad in ay hantaan tartank koobka aduunka ee lagu qabanayo Russia.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII