LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Ma Aamini Doontid: Lionel Messi Waxa Uu Jeclaa Inuu U Ciyaaro Real Madrid!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Xiddigga laacibkii Barcelona iyo xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa jeclaa inuu u ciyaaro Real Madrid sida uu sheegay joornaaliiste Spanish ah oo lagu magacaabo Eduardo Inda.

Markii ugu horreeysay ee uu Messi yimaado Barcelona waxa ay ahayd 2001, xilligaas oo uu aad u da’ yaraa, balse waxa uu 17-sano ka dib noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan laacibkii Barcelona.

Kabtanka Argentina ayaa markii uu ka imaanayay dalkiisa, waxa uu aad u jeclaa inuu ka ciyaaro caasimadda Spain, Inda ayaa sheegay in agaasimihii ciyaaraha ee xilligaas Real Madrid uu isku dayay inuu la saxiixdoo Messi.

Leo ayaa markaas lagu qanciyay inuu ku biiro dhallin yarada Barcelona, markii uu usoo dallacayana laacibkii waaweyn waxa uu ku guuleystay sagaal horyaal oo La Liga ah, afar mar oo Champions League isagoo noqday laacibka dunida ugu wnaagsan shan jeer.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII