LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Luis Suarez Oo Soo Saaray Xulkiisa Kaddib Markii Ay Garaaceen Saudi Arabia Oo Hartay

Xulka Qaranka Uruguay ayaa u soo baxay wareegga 16-ka ee Koobka aduunka kaddib markii ay 1-0 kaga adkaadeen Saudi Arabia.

Soo bixitaanka Uruguay ayaa iyana ka dhigneyd in ay Saudi Arabia ku hartay Group-yada madaama kulankii kowaadna laga badiyey.

Goolka waxaa Uruguay u saxiixay Luis Suarez daqiiqaddii labaad.

Uruguay waxa ay dhalisay goolkii labaad ee Koobka aduunka maadama ay kulankii hore ay 1-0 kaga badisay Egypt.

Kulanka u dambeeya ee Group-ka waxaa isaga horimaan doona Uruguay iyo dalka Martigalinaya koobka ee Russia.

Saudi Arabia iyadu waxa ay la dheeli doontaa Egypt.


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *