LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Liverpool Oo Loo Diiday Mbappe, United & Real Oo Isku Heysta Hal Xidig & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa la siin doonaa 200 Malyan oo Pound si uu u xoojiyo laacibkii ku guuleystay horyaalka sidoo kalana wuxuu qarka u saaran yahay inuu 50 Malan oo pound ku qarash gareeyo Tiemoue Bakayoko oo 22-jir ah. (Telegraph)

Real Madrid ayaa qorsheyneysa iney lasoo saxiixato Hazard iyadoo ku qancineysa PSG 24-jirkeeda reer talyaani Marco Verratti inuu ku biiro Chelsea halkii uu aadi lahaa Barcelona. (Don Balon)

Chelsea ayaa u sheegtay Eden Hazard oo 26-jir ah iney ka dhigi doonaan horjooge sanadaha soo aadan hadii uu heshiis cusub u saxiixo laacibkii. (Evening Standard).

Monaco ayaa iska diiday dalab 75 Malyan oo Euro ah oo ay Liverpool ka gudbisay 18-jirka reer France Kylian Mbappe xilli laacibkii difaacaneysa horyaalka faransiiska ay dooneyso 100 Euro. (Marca)

Liverpool ayaa kalsooni ku qabta iney dhameystiri karto saxiixa 17-jirka Fulham daafaca bidix kaga ciyaara Ryan Sessegnon. (Independent).

Jurgen Klopp oo jeclaan lahaa inuu Steven Gerrard noqdo shaqsiga ka badala shaqada tababaranimo ee Liverpool. (Times).

Real Madrid ayaa diyaar u ah iney si layaab leh ula soo saxiixato goolhayaha Atletico Madrid Jan Oblak. (Goal)

Manchester United ayaa quuldareyneysa iney lasoo saxiixato goolhayaha Benfica Ederson kaas oo 23-jir ahs i uu badal ugu noqdo De Gea hadii uu go’aansado inuu baxo xagaagan. (Manchester Evening News).

Manchester United ayaa dagaal adag la gali doonta laacibkii Real Madrid oo kula soo biirtay loolanka goolhaye Jan Oblak. (Star).

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII