LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Line Up, Dhaawac, Shaki, Ganaax & Wax Walba Oo Aad Kaga Baahan Tahay Soo laabashada Champions League

Markale Taageerayaasha UEFA Champions League, ayaa waqti badan kadib heli doona daawashada kulamada xiisaha badan ee tartankaan oo meeel xiiso badan soo gaaray.

Isku aadka marxalada wareega 16ka tartanka Champions League oo la sameeyay bishii December ee sannadkii hore ayaa la bilaabi doona ciyaarihiisa caawa oo talaado ah.

Labada kulan ee ugu horeeya ee dhacaya caawa oo Talaadada ah waxaa isaga hor imaanaya Juventus oo la ciyaareysa Tottenham Hotspur, Lugta koowaad waxaa lagu ciyaari doonaa Torino iyadoo tan labaad ay ka dhici doonto London 7da Maarso.

Sidookale isla caawa kulamada dhacaya waxaa ku kulmaya Manchester City oo la ciyaareysa laacibkii dhibka badan ee FC Basel.

Lugaha koowaad ee wareega 16 tartankaan ayaa la ciyaari doonaa bishaan Febraayo 13 iyo 14, iyadoo lugta labaad ay dhici oonto bisha soo aadan ee Maarso.

Juventus oo caawa ciyaareysa waxa ay gaartay finalka Champions League labo jeer oo kamid ah seddexdii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay, laakiin labadaba waxaa ka qaaday kooxaha reer Spain ee Real Madrid iyo Barcelona.

Haddaba warbixintaan waxaan ku eegi doonaa xaalada ciyaartooyda taamka u ah kooxaha caawa isku arkaya tartanka Champions League, kuwa shakiyada qaba iyo ciyaartooyda ka ganaaxan.

Basel: Vaclík; Lacroix, Suchý, Balanta; Lang, Frei (Zuffi), Xhaka, Petretta; Elyounoussi, Van Wolfswinkel, Oberlin

Yaa Maqnana kara: Vailati

Shaki: Balanta iyo  Zuffi

Yaa Maqnana kara: Balanta, Petretta iyo Xhaka

Man. City: Ederson; Walker, Otamendi, Laporte, Zinchenko; Fernandinho, Bernardo Silva, David Silva, De Bruyne, Sterling; Agüero

Yaa Maqnaan kara: Mendy iyo Jesus

Ciyaartaaan tan xigta waxaa jaale ujira inuu seego: Danilo

diyaar garowga ciyaartooyda Juventsu oo isku diyaarinaya kulanka caawa ay soo dhaweynayaan Tottenham

Juventus: Buffon; De Sciglio, Benatia, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Pjanić, Sturaro; Douglas Costa, Higuaín,Mandžukić

Yaa Maqnaan kara: Cuadrado , Matuidi, Höwedes , Dybala , Barzagli iyo Lichtsteiner

Yaa jaale u jira kulnkaan kan xoga: Pjanić

Tottenham: Lloris; Trippier, Sánchez, Vertonghen; Son, Dembélé, Dier, Davies; Eriksen, Alli; Kane

Yaaa Maqnaan kara: Alderweireld

Yaa jaaale u jira kulankaan kan xiga: Aurier


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII